Posts

Showing posts with the label SOMALI

Forex Waa Maxay? Sida Forex Trading u Shaqeeyo – Hagaha Bilowga

Image
  Forex waa suuqa caalamiga ah ee lagu kala iibsado lacagaha dalalka kala duwan. Magaca Forex wuxuu ka yimid Foreign Exchange , oo macnihiisu yahay is-weydaarsiga lacagaha qalaad. Tusaale ahaan, marka qof iibsado EUR/USD , wuxuu isku dayayaa inuu ka faa'iidaysto isbeddelka qiimaha Euro-ga marka loo eego US Dollar-ka. Forex waa mid ka mid ah suuqyada maaliyadeed ee ugu waaweyn dunida, waxaana lagu kala iibsadaa currency pairs sida EUR/USD, GBP/USD, USD/JPY iyo EUR/CAD . Laakiin Forex ma aha hab lacag degdeg ah lagu sameysto. Suuqu wuxuu leeyahay khatar weyn, waxaana muhiim ah in qofka bilowga ahi marka hore fahmo sida uu u shaqeeyo. Forex Sidee Ayuu u Shaqeeyaa? Forex waxaa lagu kala iibsadaa currency pairs , taas oo ka dhigan in hal lacag lala barbar dhigo lacag kale. Tusaale: EUR/USD EUR = Euro USD = US Dollar Haddii aad aaminsan tahay in Euro-gu kor u kici doono marka loo eego Dollar-ka, waxaad sameyn kartaa Buy . Haddii aad aaminsan tahay inuu hoos u dhici doono,...

Forex Waa Maxay? Sida Forex Trading u Shaqeeyo – Hagaha Bilowga

Image
  Forex waa suuqa caalamiga ah ee lagu kala iibsado lacagaha dalalka kala duwan. Magaca Forex wuxuu ka yimid Foreign Exchange , oo macnihiisu yahay is-weydaarsiga lacagaha qalaad. Tusaale ahaan, marka qof iibsado EUR/USD , wuxuu isku dayayaa inuu ka faa'iidaysto isbeddelka qiimaha Euro-ga marka loo eego US Dollar-ka. Forex waa mid ka mid ah suuqyada maaliyadeed ee ugu waaweyn dunida, waxaana lagu kala iibsadaa currency pairs sida EUR/USD, GBP/USD, USD/JPY iyo EUR/CAD . Laakiin Forex ma aha hab lacag degdeg ah lagu sameysto. Suuqu wuxuu leeyahay khatar weyn, waxaana muhiim ah in qofka bilowga ahi marka hore fahmo sida uu u shaqeeyo. Forex Sidee Ayuu u Shaqeeyaa? Forex waxaa lagu kala iibsadaa currency pairs , taas oo ka dhigan in hal lacag lala barbar dhigo lacag kale. Tusaale: EUR/USD EUR = Euro USD = US Dollar Haddii aad aaminsan tahay in Euro-gu kor u kici doono marka loo eego Dollar-ka, waxaad sameyn kartaa Buy . Haddii aad aaminsan tahay inuu hoos u dhici doono,...

Farqigaa Udhaxeya Saboolka Iyo Hantilaha

Image
QOFKA SABOOLKA.  Qofka saboolka waa qof muruq maal ah ama xamaali ah Sidookle qofka saboolka ah waxa kubadan shakiga maskaxdisuna way dalantahay Qofka saboolka majecla inu lasaxibo dadka guulaystay ama hormaray Sidokle dadka saboolka waxay ujan jeeran inay u adeegan dadkle oo iyaga lamid ah Dadka saboolka ah waxay dawadan filimanta iyo vidioska mala yacniga ah oo an wax faida lahayn Mida ugu muhimsan qofka sabolka waa fadhi ku dirir oo badan lagama wayo melaha fadhi ku dirirk QOFKA HANTIILAHA. Qofka hantiilaha ah waa maskax maal qof aqontisa ku shaqesta Sidokle qofka hantilaha ah waxa ku badan aaminada kamana baqo inu marketing bilabo Qofka hantilaha waxu jecelyahay inu dadka gulaystay lasxibo si uu uga faaido aqoon ama cilmi Dadka hantilaha waxay jecelyihin in iyaka loo adego oo waqti lagu bixiyo ayako gurigada aan kabixin Dadka hantilayasha waxay akhristan buugagta iyo waxkaste oo ay aqoon ka faidaysanatyan Mida ugu muhiimsan qofka hantilaha waa fahan ku diri oo waxay udagalaman ...

XOG KUSAHABSAN SUUQA FOREX

Image
          WAMAXAY FOREAX. Forex waxa laga so gabsha laba eray oo ah "Foreign Exchange" Dadka suuqan kashaqaysta waxay sooibiyan ama iska gadan lacago ayleyihin dalal kala duwan Suqan waxa laga shaqaysta 24h ee 5 malin ee asbuca maraka laga rebo sabtida iyo axada Awoda suqan uu leyahay waxa kamida in halki malin lais dhex mariyo lacag ku badan $6.6 trillion        DADKA KASHAQAYSTA SUUQAN Waxa kamid ah Dawladaha iyo Bangiyadooda Sidokle waxa kamid ah Bangiyada khaaska looleeyahy Waxa kalo suqan kujira Ganacsato iyo Shirkado waaweyn Sidokle Hanti mamulo yaal iyo Maalqabeeno Iyo ugu danbayn shacab Aniga iyo Adiga ookale ah          SUQAN SIDEE FAAIDO LOOGA SAMAYN KARA Siaad uga faaido suuqan ugu horayn waa inad baratid soda laiskugu badalo lacagaha qalaad Tusale ahaan EUR/USD lacagta EUR aya laraba ina ubadashid USD ahaan  Waxana kabaran karta Youtube iyo melkaste oo online wax loga barto

10 Waxyabod Oo Muhim U Ah Qofka Da'disu Udhaxayso 15-25

Image
1. Shukansi hasamayn waayo waqti dhumis ayu kugu yaha mana ahan xiligi aad naftada ku mashqulun lahayd shukansi iyo waxyalo kale omala yacni ah 2. Routine lahaw wayo routinku waxu ka cawinaya inay naftada si aan cajis lahayn kugu qabton waxkasto  aad malinkas kudhaqaqi lahayd 3. Malinkaste waxad lahata 60 daqiiqo oo ad waxqoraysid ama aad wax akhrinayso wayo maskax da  qof ka bani aadam kaa ha di aysan wax akhrin way daxalay sanaysa 4.Baro xirfad aad lacg ka samayn kartid wana waxa ugu muhiimsan oo uu qof ka dhalinyara da inu  barto larabo yaayo waqti kugu filan aya haysta maskaxdaduna aysojedo 5. Naftada kagoo waxyabaha raqiiska oo ay macansaneso iskuna day inad naftada xakamaynkaro  oo aysan meshay rabto kuu kaxaysan 6. Iskuday inad jiimka iskaso qorto oo aad malinkaste xadirto jirkagana kataxa darto intad dhalinyara tahay oo aad si facan udhista 7. Wad naftada kutara biyaysa inad subax kaste kuqubaysato biyo xoga qabaw waayo midan dhinacyo badan ayay cafimad kugu ...

10 Kamid Ah Faaiidonyinka Computer Science

Image
 1. Qofka barta computer science waxa aad ugu fudud inu helo shaqo aad utaya saraya sababto ah meli badan aya ubahan in loga shaqeyo 2. Barashada computer science waxu no fududaynaya inan dunada badalno waliba hab casri ah oo dhaman faido noleh 3. Waxaad shaqaysan karta adigo gurigaga jooga waliba so online ah wana faaidoyinka  ugu wayn ee computer science ka 4. Waxakle oofadi ah inay xirfadadu noqoto mid power full ah wayo waxad kajawabaysa  bahiyo tira badan oo ay bulshadu ubahantay 5. Sidokle waxad ka helaysa in come badan wayo ado online kashaqaysanaya ayad samayn karta lacag an macqul ahen 6. Waxa kle okamid in aad naftada ku kalsonatid oo aad hormariso adigu ku hormarinaya malinkasta waxa cusub ee sobaxa 7. Sidokle waxad contact layelanaysa warshadihi iyo dadki farsamada gacanta ku hayay ee waxgrad ka ahaa 8. Waxay kale oo ay ka cawinaysa inad adigo gurigaag jooga aad musharkaga ku qadadtid waliba dhib la'aan 9. Sidokle waxa kor uso kacaya hal abuurkaga waxadna noqo...

Wax Kabaro Digital Marketig

Image
  Digital Marketing Waa nooc kamida suuqgaynta kaas oo lagu sameyo itarnetka  gudihisa qabab kala duwan iyo hab online ahaan ah waxa uuna kaduwan yaha noci hore ee Traditional Marketing aha oo wayihi hore wax lo xayaysin jiray sida jaraidada idacadaha iyo waxyala darbiyada lagudhajin jiray Waxyalaha aad ubahantay si aad adegan uga shaqaysto  kaliya waa computer, intarnet iyo saftewers kala duwan kuwas oo aad adunko dhan uga shaqaysanjarto wana adega kaliya ee aan canshur laga qadayn madama aad online ku shaqaysaneso Qabaka aad uga faidaysan karo waxa kamida kow inad samaysato saftwero kala duwan oo aad ku xayaysiso waxkaste oo bulshadu ubahantahy Waxakle oo muhiim ah in aad taqano sida wax lonaqshadeyo  oo aad web developer noqotid si aad website usameysato

Wamaxay Graphic design? Wax ka baro...

Image
  Graphic design Waa xirfad kamida xirfadaha ICT ga ugu cansan taso aad ku baran karto si fudud taso ah xirfad dunida loga shaqaysto laguna helo lacago fara badan. Markad baranayso xirfadan waxa lagaga bahanyahy dhawr sharudood Sharuda 1.  waxa qasab kugu ah inad Computer haysato si aad xirfadan ubarato 2.  Wainad taqana sida Computer ka lo isticmalo waliba si fiican 3. Wainad haysa Software ka ama Application nada logu tala galay in Graphic design ka lagu sameyo Waxana kamid ah  Adobe Photoshop Adobe Illustrator Adob in Design Hadii aad donayso inad ku shaqaysato xirfadan Graphic design ka waxa lagama marman ah  inad taqan sadexdan Application wana wax si fudud lagu baran karo hadi aad ledahay Computer