Forex Waa Maxay? Sida Forex Trading u Shaqeeyo – Hagaha Bilowga

Image
  Forex waa suuqa caalamiga ah ee lagu kala iibsado lacagaha dalalka kala duwan. Magaca Forex wuxuu ka yimid Foreign Exchange , oo macnihiisu yahay is-weydaarsiga lacagaha qalaad. Tusaale ahaan, marka qof iibsado EUR/USD , wuxuu isku dayayaa inuu ka faa'iidaysto isbeddelka qiimaha Euro-ga marka loo eego US Dollar-ka. Forex waa mid ka mid ah suuqyada maaliyadeed ee ugu waaweyn dunida, waxaana lagu kala iibsadaa currency pairs sida EUR/USD, GBP/USD, USD/JPY iyo EUR/CAD . Laakiin Forex ma aha hab lacag degdeg ah lagu sameysto. Suuqu wuxuu leeyahay khatar weyn, waxaana muhiim ah in qofka bilowga ahi marka hore fahmo sida uu u shaqeeyo. Forex Sidee Ayuu u Shaqeeyaa? Forex waxaa lagu kala iibsadaa currency pairs , taas oo ka dhigan in hal lacag lala barbar dhigo lacag kale. Tusaale: EUR/USD EUR = Euro USD = US Dollar Haddii aad aaminsan tahay in Euro-gu kor u kici doono marka loo eego Dollar-ka, waxaad sameyn kartaa Buy . Haddii aad aaminsan tahay inuu hoos u dhici doono,...

10 Waxyabod Oo Muhim U Ah Qofka Da'disu Udhaxayso 15-25

1. Shukansi hasamayn waayo waqti dhumis ayu kugu yaha mana ahan xiligi aad naftada ku mashqulun lahayd shukansi iyo waxyalo kale omala yacni ah

2. Routine lahaw wayo routinku waxu ka cawinaya inay naftada si aan cajis lahayn kugu qabton waxkasto 
aad malinkas kudhaqaqi lahayd

3. Malinkaste waxad lahata 60 daqiiqo oo ad waxqoraysid ama aad wax akhrinayso wayo maskax da 
qof ka bani aadam kaa ha di aysan wax akhrin way daxalay sanaysa

4.Baro xirfad aad lacg ka samayn kartid wana waxa ugu muhiimsan oo uu qof ka dhalinyara da inu 
barto larabo yaayo waqti kugu filan aya haysta maskaxdaduna aysojedo


5. Naftada kagoo waxyabaha raqiiska oo ay macansaneso iskuna day inad naftada xakamaynkaro 
oo aysan meshay rabto kuu kaxaysan

6. Iskuday inad jiimka iskaso qorto oo aad malinkaste xadirto jirkagana kataxa darto intad dhalinyara tahay
oo aad si facan udhista

7. Wad naftada kutara biyaysa inad subax kaste kuqubaysato biyo xoga qabaw waayo midan
dhinacyo badan ayay cafimad kugu taha

8. Ogow inad naftaha adigu masul katahay oo waxad manta halaysa ay adiga biri dib kuguso labanayan
dhibkeduna kusamayn dono

9. Waxad lasaxibta dadka kudayashada mudan oo naftada hormarka garsiyay iyo dadka bulshada
dhexdoda magaca iyo mamuska kuleh

10. Inad jojisid aflanta xunuxun dawashadoda wana mida xooga u ah inta ankuso shegay oodhan
wana furaha noloshada


Comments

Popular posts from this blog

How Does Artificial Intelligence (AI) Work? A Simple Explanation

Forex Waa Maxay? Sida Forex Trading u Shaqeeyo – Hagaha Bilowga

What Is Artificial Intelligence (AI)? A Beginner’s Guide