Forex Waa Maxay? Sida Forex Trading u Shaqeeyo – Hagaha Bilowga
1. Qofka barta computer science waxa aad ugu fudud inu helo shaqo aad utaya saraya
sababto ah meli badan aya ubahan in loga shaqeyo
2. Barashada computer science waxu no fududaynaya inan dunada badalno waliba hab casri ah
oo dhaman faido noleh
3. Waxaad shaqaysan karta adigo gurigaga jooga waliba so online ah wana faaidoyinka
ugu wayn ee computer science ka
4. Waxakle oofadi ah inay xirfadadu noqoto mid power full ah wayo waxad kajawabaysa
bahiyo tira badan oo ay bulshadu ubahantay
5. Sidokle waxad ka helaysa in come badan wayo ado online kashaqaysanaya
ayad samayn karta lacag an macqul ahen
6. Waxa kle okamid in aad naftada ku kalsonatid oo aad hormariso adigu ku hormarinaya
malinkasta waxa cusub ee sobaxa
7. Sidokle waxad contact layelanaysa warshadihi iyo dadki farsamada gacanta ku hayay
ee waxgrad ka ahaa
8. Waxay kale oo ay ka cawinaysa inad adigo gurigaag jooga aad musharkaga ku qadadtid
waliba dhib la'aan
9. Sidokle waxa kor uso kacaya hal abuurkaga waxadna noqonaysa qof maskaxiyan
dhisan
10. Waxad kle oo aad awood uyelan karta inaad brogram dhisto kadibna
aad qaab online ahan ah ku ibinkarta
Comments
Post a Comment