Digital Skills: Waa Maxay? 7 Xirfadood oo Muhiim u ah Mustaqbalka
QOFKA SABOOLKA.
Qofka saboolka waa qof muruq maal ah ama xamaali ah
Sidookle qofka saboolka ah waxa kubadan shakiga maskaxdisuna way dalantahay
Qofka saboolka majecla inu lasaxibo dadka guulaystay ama hormaray
Sidokle dadka saboolka waxay ujan jeeran inay u adeegan dadkle oo iyaga lamid ah
Dadka saboolka ah waxay dawadan filimanta iyo vidioska mala yacniga ah oo an wax faida lahayn
Mida ugu muhimsan qofka sabolka waa fadhi ku dirir oo badan lagama wayo melaha fadhi ku dirirk
QOFKA HANTIILAHA.
Qofka hantiilaha ah waa maskax maal qof aqontisa ku shaqesta
Sidokle qofka hantilaha ah waxa ku badan aaminada kamana baqo inu marketing bilabo
Qofka hantilaha waxu jecelyahay inu dadka gulaystay lasxibo si uu uga faaido aqoon ama cilmi
Dadka hantilaha waxay jecelyihin in iyaka loo adego oo waqti lagu bixiyo ayako gurigada aan kabixin
Dadka hantilayasha waxay akhristan buugagta iyo waxkaste oo ay aqoon ka faidaysanatyan
Mida ugu muhiimsan qofka hantilaha waa fahan ku diri oo waxay udagalaman siday wax kufahmi lahayen
Comments
Post a Comment