Forex Waa Maxay? Sida Forex Trading u Shaqeeyo – Hagaha Bilowga

Image
  Forex waa suuqa caalamiga ah ee lagu kala iibsado lacagaha dalalka kala duwan. Magaca Forex wuxuu ka yimid Foreign Exchange , oo macnihiisu yahay is-weydaarsiga lacagaha qalaad. Tusaale ahaan, marka qof iibsado EUR/USD , wuxuu isku dayayaa inuu ka faa'iidaysto isbeddelka qiimaha Euro-ga marka loo eego US Dollar-ka. Forex waa mid ka mid ah suuqyada maaliyadeed ee ugu waaweyn dunida, waxaana lagu kala iibsadaa currency pairs sida EUR/USD, GBP/USD, USD/JPY iyo EUR/CAD . Laakiin Forex ma aha hab lacag degdeg ah lagu sameysto. Suuqu wuxuu leeyahay khatar weyn, waxaana muhiim ah in qofka bilowga ahi marka hore fahmo sida uu u shaqeeyo. Forex Sidee Ayuu u Shaqeeyaa? Forex waxaa lagu kala iibsadaa currency pairs , taas oo ka dhigan in hal lacag lala barbar dhigo lacag kale. Tusaale: EUR/USD EUR = Euro USD = US Dollar Haddii aad aaminsan tahay in Euro-gu kor u kici doono marka loo eego Dollar-ka, waxaad sameyn kartaa Buy . Haddii aad aaminsan tahay inuu hoos u dhici doono,...

Wamaxay Graphic design? Wax ka baro...

 Graphic design Waa xirfad kamida xirfadaha ICT ga ugu cansan taso aad ku baran karto si fudud

taso ah xirfad dunida loga shaqaysto laguna helo lacago fara badan.

Markad baranayso xirfadan waxa lagaga bahanyahy dhawr sharudood


Sharuda 1. waxa qasab kugu ah inad Computer haysato si aad xirfadan ubarato

2. Wainad taqana sida Computer ka lo isticmalo waliba si fiican

3. Wainad haysa Software ka ama Application nada logu tala galay in Graphic design ka lagu sameyo

Waxana kamid ah 

Adobe Photoshop

Adobe Illustrator

Adob in Design

Hadii aad donayso inad ku shaqaysato xirfadan Graphic design ka waxa lagama marman ah 

inad taqan sadexdan Application

wana wax si fudud lagu baran karo hadi aad ledahay Computer





Comments

Popular posts from this blog

How Does Artificial Intelligence (AI) Work? A Simple Explanation

Forex Waa Maxay? Sida Forex Trading u Shaqeeyo – Hagaha Bilowga

What Is Artificial Intelligence (AI)? A Beginner’s Guide