Digital Skills: Waa Maxay? 7 Xirfadood oo Muhiim u ah Mustaqbalka

Image
 Maanta haddii aad internet isticmaasho, smartphone haysato ama computer ku shaqeyso, waxaad si joogto ah ula macaamilaysaa digital technology . Laakiin hal su’aal ayaa muhiim ah: Digital Skills waa maxay? Si fudud haddii loo dhaho, Digital Skills waa xirfadaha qofka u saamaxaya inuu si fiican uga faa’iidaysto computer, smartphone, internet iyo technology kale. Xirfadahan maanta waxay muhiim u yihiin waxbarashada, shaqada, business-ka iyo xitaa freelancing . Qofka si fiican u yaqaan digital skills wuxuu heli karaa fursado badan oo online iyo offline ah. Aan eegno 7 digital skills oo mustaqbalka aad muhiim u noqon kara. 1. Computer & Basic Digital Skills 💻 Tani waa meesha ugu fiican ee laga bilaabo. Qofka waa inuu fahmaa waxyaabaha aasaasiga ah sida: Sida computer loo isticmaalo Microsoft Word iyo Excel File iyo folder management Email isticmaalka Internet search Download iyo upload Online accounts Waxyaabahan waxay u muuqan karaan kuwo fudud, laakiin waa...

XOG KUSAHABSAN SUUQA FOREX

         WAMAXAY FOREAX.

Forex waxa laga so gabsha laba eray oo ah "Foreign Exchange"

Dadka suuqan kashaqaysta waxay sooibiyan ama iska gadan lacago ayleyihin dalal kala duwan

Suqan waxa laga shaqaysta 24h ee 5 malin ee asbuca maraka laga rebo sabtida iyo axada

Awoda suqan uu leyahay waxa kamida in halki malin lais dhex mariyo lacag ku badan $6.6 trillion


       DADKA KASHAQAYSTA SUUQAN

Waxa kamid ah Dawladaha iyo Bangiyadooda

Sidokle waxa kamid ah Bangiyada khaaska looleeyahy

Waxa kalo suqan kujira Ganacsato iyo Shirkado waaweyn

Sidokle Hanti mamulo yaal iyo Maalqabeeno

Iyo ugu danbayn shacab Aniga iyo Adiga ookale ah


         SUQAN SIDEE FAAIDO LOOGA SAMAYN KARA

Siaad uga faaido suuqan ugu horayn waa inad baratid soda laiskugu badalo lacagaha qalaad

Tusale ahaan EUR/USD lacagta EUR aya laraba ina ubadashid USD ahaan 

Waxana kabaran karta Youtube iyo melkaste oo online wax loga barto



Comments

Popular posts from this blog

How Does Artificial Intelligence (AI) Work? A Simple Explanation

ChatGPT Waa Maxay? Sida Loo Isticmaalo iyo Waxyaabaha Uu Kuu Qaban Karo

Forex Waa Maxay? Sida Forex Trading u Shaqeeyo – Hagaha Bilowga