Forex Waa Maxay? Sida Forex Trading u Shaqeeyo – Hagaha Bilowga
Digital Marketing Waa nooc kamida suuqgaynta kaas oo lagu sameyo itarnetka
gudihisa qabab kala duwan iyo hab online ahaan ah waxa uuna kaduwan yaha noci hore
ee Traditional Marketing aha oo wayihi hore wax lo xayaysin jiray
sida jaraidada idacadaha iyo waxyala darbiyada lagudhajin jiray
Waxyalaha aad ubahantay si aad adegan uga shaqaysto
kaliya waa computer, intarnet iyo saftewers kala duwan
kuwas oo aad adunko dhan uga shaqaysanjarto wana adega kaliya
ee aan canshur laga qadayn madama aad online ku shaqaysaneso
Qabaka aad uga faidaysan karo waxa kamida kow inad
samaysato saftwero kala duwan oo aad ku xayaysiso waxkaste oo bulshadu
ubahantahy
Waxakle oo muhiim ah in aad taqano sida wax lonaqshadeyo
oo aad web developer noqotid si aad website usameysato
Comments
Post a Comment