Posts

Digital Skills: Waa Maxay? 7 Xirfadood oo Muhiim u ah Mustaqbalka

Image
 Maanta haddii aad internet isticmaasho, smartphone haysato ama computer ku shaqeyso, waxaad si joogto ah ula macaamilaysaa digital technology . Laakiin hal su’aal ayaa muhiim ah: Digital Skills waa maxay? Si fudud haddii loo dhaho, Digital Skills waa xirfadaha qofka u saamaxaya inuu si fiican uga faa’iidaysto computer, smartphone, internet iyo technology kale. Xirfadahan maanta waxay muhiim u yihiin waxbarashada, shaqada, business-ka iyo xitaa freelancing . Qofka si fiican u yaqaan digital skills wuxuu heli karaa fursado badan oo online iyo offline ah. Aan eegno 7 digital skills oo mustaqbalka aad muhiim u noqon kara. 1. Computer & Basic Digital Skills 💻 Tani waa meesha ugu fiican ee laga bilaabo. Qofka waa inuu fahmaa waxyaabaha aasaasiga ah sida: Sida computer loo isticmaalo Microsoft Word iyo Excel File iyo folder management Email isticmaalka Internet search Download iyo upload Online accounts Waxyaabahan waxay u muuqan karaan kuwo fudud, laakiin waa...

Wax Kabaro Digital Marketig

Image
  Digital Marketing Waa nooc kamida suuqgaynta kaas oo lagu sameyo itarnetka  gudihisa qabab kala duwan iyo hab online ahaan ah waxa uuna kaduwan yaha noci hore ee Traditional Marketing aha oo wayihi hore wax lo xayaysin jiray sida jaraidada idacadaha iyo waxyala darbiyada lagudhajin jiray Waxyalaha aad ubahantay si aad adegan uga shaqaysto  kaliya waa computer, intarnet iyo saftewers kala duwan kuwas oo aad adunko dhan uga shaqaysanjarto wana adega kaliya ee aan canshur laga qadayn madama aad online ku shaqaysaneso Qabaka aad uga faidaysan karo waxa kamida kow inad samaysato saftwero kala duwan oo aad ku xayaysiso waxkaste oo bulshadu ubahantahy Waxakle oo muhiim ah in aad taqano sida wax lonaqshadeyo  oo aad web developer noqotid si aad website usameysato

Wamaxay Graphic design? Wax ka baro...

Image
  Graphic design Waa xirfad kamida xirfadaha ICT ga ugu cansan taso aad ku baran karto si fudud taso ah xirfad dunida loga shaqaysto laguna helo lacago fara badan. Markad baranayso xirfadan waxa lagaga bahanyahy dhawr sharudood Sharuda 1.  waxa qasab kugu ah inad Computer haysato si aad xirfadan ubarato 2.  Wainad taqana sida Computer ka lo isticmalo waliba si fiican 3. Wainad haysa Software ka ama Application nada logu tala galay in Graphic design ka lagu sameyo Waxana kamid ah  Adobe Photoshop Adobe Illustrator Adob in Design Hadii aad donayso inad ku shaqaysato xirfadan Graphic design ka waxa lagama marman ah  inad taqan sadexdan Application wana wax si fudud lagu baran karo hadi aad ledahay Computer